Dagaal gacan ka hadal ah oo dhexmaray xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland

Xarunta Golaha Wakiilada ee Somalilandee magaalada Hargeysa waxa ka dhacay muran gaaray gacan ka hadal oo dhexmaray xildhibaanada Baarlamanka Somaliland. Gacan ka hadalka ayaa yimid ka gadaal markii muran xooggan uu ka dhashay Gudiga Furista Ururada oo la hor keenay maanta Golaha. Gudigan muranku ka taagan yahay ayaa xubnaha qaar ee ku jira lagu dhaliilay … Continue reading Dagaal gacan ka hadal ah oo dhexmaray xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland